Kaniisad kutaala Barlin oo loo ogolaaday in Muslimiinta ku dukadaan Salaada Ciida (Sawirro)

Masaajida kuyaala dalka Jarmalka ayaa loo ogolaaday in dadka Muslimiinta ah ku dukadaan salaada ciida, hasa ahaatee waxaa dadka Masaajida tagaya shuruud looga dhigay in ay kala fogaadaan si looga hortago faafitaanka cudurka Caronavirus. Qaar kamid ah masaajida kuyaala magaalada Barlin ee dalka Jarmalka ayaa jameecadii markii hore ku dukan jirtay aad loo dhimay, waxa … Continue reading Kaniisad kutaala Barlin oo loo ogolaaday in Muslimiinta ku dukadaan Salaada Ciida (Sawirro)